Looh Press

Halgankii Gunnimadoonka

Halgankii Gunnimadoonka

Produktbeskrivelse

❝BUUGGANU WUXUU DULMARAYAA marxalad Soomaalida soo martay oo aan weli si buuxda loo soo tebin. Ibraahim Aadan Shire wuxuu si aqoon iyo xirfad leh noogu soo gudbinayaa dhacdooyinkii keenay dullaankii Xabashidu ku soo gashay gobolka Gedo iyo mirihii ka dhashay. Waxaa qoraalku cuskanayaa xogogaalnimada qoraha, oo la noolaa dhacdooyinkaas, tixraacyo qoraallo hore oo si toos ah ama si dadban u taabanaya xaaladdii waddanka ama gobolka Gedo ee waqtigaas. Hab-qoraalka ayaa waxaa xiise u yeelaya in Ibraahim soo xiganayo suugaan hore, sheekooyin iyo qoraal-cilmiyeedyo ilaa laba qarni ka hor laga sameeyey Soomaalida iyo dhaqankooda. Waxaan hubaa in buugganu meel muhiim ah ka geli doono kaydka taariikhda Soomaaliyeed, si guud, iyo tii sagaashanaadkii si gaar ah.❞ Qoraa & baresare Cabdulqaaddir Diiriye. Nayroobi, Kiinya  ❝WAXAA II FARXAD AHAYD INAAN akhriyo buuggaan, ka hor inta uusan soo bixin. Waxaa ugu horraynba, kusoo jiidanayo magaca buugga. Horay inbadan baynu u maqalnay Halgankii

Prishistorikk

Lavest
172 KR
Høyest
181 KR
Gjennomsnitt
176 KR
Median
176 KR

📩 Sett prisvarsel

Få beskjed når prisen når ønsket nivå.

Produktspesifikasjoner

Merke Looh Press
Navn Halgankii Gunnimadoonka
GTIN/EAN/ISBN 9781912411719
Kategorier Bøker